Muranka ka taagan Doorashda Dhici doonta February 8th

Published: Jan. 5, 2021, 3:56 a.m.

Daahir Omar waa Abwaan, Taarikh yaha, waxaan ka waraysanay sababaha dhaliyey murka Doorashada ka dhici doonta wadanka Somalia February 8th.