Wararkii Sweden ee maanta

Published: March 26, 2020, 3:33 p.m.

Shirkadda Scania oo 19 000 shaqada ka joojinaysa. Xaaladda fayruska corona oo laga faa'iideysto. W. Arrimmaha dibadda oo muwaadiniinta soo daad gureeysa.