Wararkii maanta iyo Sweden

Published: Nov. 8, 2021, 3:31 p.m.

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah

Ganaax badan oo dadkii lagu ridey aaney bixin. Xisbiga V oo shuruudo ku xiray hoggaamiyaha cusub ee S. Malm\xf6 oo ammaankeedu ka soo reeynayo sida baaritaan lagu ogaadey.