Wararkii maanta iyo Raadiyaha Iswiidhen

Published: Aug. 8, 2022, 4:34 p.m.

Treemmada ka socdaala G\xe4vle oo shan maalmood xirnaan doona dayactir daraatiid. Welwelka laga qaado marka shaqada dib loogu noqoneyo fasaxa kuleeylaha dabadii iyo yeey xoolo leysey.