Wararkii maanta ee Sweden

Published: May 4, 2020, 2:33 p.m.

Xaaladda covid-19 ee dalka. Goobaha daryeelka waayeelka oo fayruska ey gaarsiiyeen dadka saacadaha ku shaqeeya. Gobolka Stockholm oo culeeyska ka yaraaneyo cusbitaallada.