Wararka maata ee Radiyaha I swiidhen

Published: Sept. 30, 2022, 3:11 p.m.

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah

Iswiidhen ayaa mar kale furayasa u dhoofinta agabka ciidamada dalka Turkiga.
Xisbiga Sverigedemokraterna oo markii hore aan haba yaraatee wax kuraas ah lahayn hoggaanka guddihoosaadyada baarlamaanka ayaa hadda helay guddoomiyeyaasha golayaasha sida guddihoosaadka cadaaladda iyo arrimaha dibadda, suuqa shaqada iyo guddihoosaadka suuqa ganacsiga.