Wararka maanto iyo Iswiidhen.

Published: Dec. 29, 2020, 3:29 p.m.

205 qof oo dheeraad ah ayaa u geeryooday xanuunka covid-19, ra´iisal wasaaraha dalkan oo dhaleecayn loo soo gudbiyay iyo warar kale.