Wararka maanta iyo Radiyaha Iswiidhen

Published: April 5, 2022, 2:30 p.m.

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah

Haweeneyda katirsaneyd ururka ISIS  ayaa ka noqotay racfaan ay ka qaadatey xukun 6 sano ah oo hore ugu dhacay, Xukuumadda Sweden ayaa soo jeedinaysaa in 50 milyan oo karoon oo lagu maalgelin doono barnaamij shaqo-abuuris ah gugan 2022 iyo warar kale