Wararka maanta iyo Radio Iswiidhen

Published: July 6, 2022, 1:47 p.m.

Xildhbaanno ka tirsan xisbigga V\xe4nsterpartiet oo ka qeyb qaadanayey toddobaadka Almadalen ayaa doortay in ay surtaan calanka ururuka PKK. Koobka Kubadda Cagta Haweenka ee Yurub oo bilaabanaya caawa. Iyo Muwaadin Iswiidhish ah oo saxaafadda Ruushku sheegtay in lagu qabtay Mariopol. Ninkan iswiidhishka ayaan la shaacin magaciisa mana jirto wax xaqiijin ah oo ka soo baxay maamulka oo ninkan ku saabsan.