Wararka maanta iyo Raadiyo Sweden

Published: Oct. 7, 2022, 3:54 p.m.

Qof ayaa ku geeriyooday, halka uu of kalena uu ka soo gaaray dhaawac halis ah toogasho shalay ka dhacday xaafadda Saltskog ee degmada S\xf6dert\xe4lje. Waddanka Ruushka ayaa dalbaday in uu xogogaal u noqdo sida ay u socdaan baarista lagu samaynayo wixii sababay qaraxii dhuumaha Nord Stream. Dacwad ayaa maanta lagu soo oogey nin horey macallin uga ahaan jirey dugsi ka mid ah dugsiyada hoose/dhexe ee magaalada V\xe4ster\xe5s. Ninkan ayaa lagu soo eedeeyey falal-dembiyeedyada kufsi iyo faraxumeeyn