Wararka Maanta ee Radiyaha Iswiidhen

Published: Aug. 10, 2022, 2:33 p.m.

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah

Madaxweynaha Yukreyn Volodymyr Zelenskyy ayaa war uu jeediyay ku dalbanaday in muwaadiniinta Ruushka laga joojiyo u safridda wadammada reer Galbeedka iyo Dhulgariir cabirkiisu dhan yahay 2.6 ayaa ka dhacay habeennimadii xalay, magaalada Kramfors ee waqooyiga magaalada Lungvik ee dalka Iswiidhen iyo warar kale.