Wararka maanta ee Radio Sweden

Published: May 6, 2022, 2:30 p.m.

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah

App-cusub  oo lasoo saaray kana hortaga weerarada skuulka lagu soo qaado,  degmadda J\xf6nk\xf6ping, Maxkamadda maamulka ayaa sheegtey in ay ahayd qalad in bilaysku uusan ogolaansho siinin Rasmus Paludan kulan ka dhacayey Bor\xe5s, iyo warar kale