Wararka maanta ee Raadyaha Sweden

Published: Sept. 8, 2022, 3:24 p.m.

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah

Ururka isutagga shirkadaha ka ganacsada cuntooyinka ayaa ayaa qaylo dhaan ka keenay qiimaha korontada oo cirka isku shareeray. Xisbiga Socialdemokraterna ayaa raba in la sii dheereeyo wakhtiga ay soconayso lacagta sida ku meel gaarka ah  loogu daray kabidda kirada guryaha (bostadasbidragstill\xe4get) ee ay helaan qoysaska carruurta leh. Magdalena Andersson oo sharraxday waxay ula jeedday ereyadii Somali Town.