Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhan

Published: May 19, 2023, 2:30 p.m.

Xildhibaan lagu tuhunsanaa galmo iibsi oo dacwadiisii hordhaca ahayd hoos loo dhigay. Toogashooyin ka dhacay Stockholm iyo G\xf6teborg arbacadii iyo khamiistii. Ardayda dhigata fasalada afraad oo fahankoodu ku liito luuqadooda hooyo.