Wararka maanta ee Raadiya Iswiidhen

Published: May 3, 2023, 2:31 p.m.

Bartamaha xaafada Jakobsberg ee degmeda Jarf\xe4lla ayaan hadda loo aqoonsaneen goob maandooriye, sida uu booliska sheegayo. Boliiska ayaa racfaan ka qaatay go'aankii maxkamadda maamulka ee la xiriirtay ogolaanshaha gubista kitaabka Qur'aanka. Guriga xarunta dhaqanka Sara ee degmadda Skellefte\xe5 ayaa ka mid ah dhisameyaasha xiisa leh muuqaal ahaan ee ku dhacaya indhaha dadka ku cusub degmadaasi.