Warark maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Published: Sept. 2, 2022, 3:43 p.m.

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah

  • Dadka hore u sii codeynaya ka hor inta aan la garin maanlinta doorashada 11 Sep ayaa kordhay sanadkaan marka la barbadhigo doorashadii tan ka horeysay 2018 Dadka hore u sii codeynaya ka hor inta aan la garin maanlinta doorashada 11 Sep ayaa kordhay sanadkaan marka la barbadhigo doorashadii tan ka horeysay 2018 kii.

  • Qiimaha batroolka ayaa hoos u sii socda oo hadda wuxuu ka hooseeyaa 19 karoon markii ugu horeysay tan iyo bilowgii Febraayo ee sanadkan. Litirkii bensinka ah wuxuu ku kacayaa 18 krone iyo 98 \xf6re ka dib markii laga dhimay 25 \xf6re.

  • Alaabada ay caruurtu ku ciyaarto ee mustacmalka ah ayaa waxaa ku jira walxo sun ah oo kiimiko ka sameeysan taas oo ay tahay in caruurtu tahay in ay si taxdar leh u isticmaalaan. Alaabada carruurtu ku ciyaarto ee aan cusbeeyn ayaa lagu talinayaa in aan dib loo isticmaalin.