Waraka maanta ee Radiyaha Iswiidhen

Published: May 3, 2022, 2:27 p.m.

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah

Xisbiga  Milj\xf6partiet ayaa la\u2019 musharixiin uga qeyb gesha doorashooyinka  degmooyinka dalka, Hay\u2019adda  qaabishan duruufaha shaqada iyo shaqaalaha  ee Arbetsmilj\xf6verket ee Iswiidhan ayaa xirtey baaritaankii  warbixinnada ay hay\u2019addu  heshay ka dib rabshadihii todobaadka Easter-k iyo warar kale