Maanta iyo wararkii radio Sweden

Published: Aug. 5, 2022, 2:29 p.m.

Tobbankii qofba mid ee dalbaday baasaboor cusub ayaa ka baaqsada ballantii loo qabtay. Dabeeyllo iyo roobab ku dhiftay Waqooyi-galbeed ee G\xf6taland iyo Svealand oo sababay in tareemmadii isaga gooshi jirey G\xf6teborg iyo Istockholm hakado. Eedeysanihii loo heeystay dilkii Ing-Marie Wieselgren oo lagu dilay Visby oo la sheegay in uu qabo xanuun maskaxeed halis ah.