Maanta iyo wararka Raadiyaha Sweden

Published: July 28, 2023, 3:10 p.m.

Xilli ay Yurub tirada magangelyo doonka sii kordhayaan ayey haddana tiro yari oo magangalyo doonka ka mid ah imaneyaan Sweden. Kuresha Gelle Roble, waa hooyo heysata 12 carruurah, kuna dhaqan degmadda Ljusdal. Waxay ku shaqeysaa meherada Undersk\xf6terska. Daryeelka qoyska sidaasi u ballaan ee ay hooyada u tahay, kama uusan xanibin waxa ay ku riyooneysay. Xulka Sweden oo berito la ciyaari doono xulka gabdhaha Talyaaniga.