Hayadda MUCF oo abiil ka qaadatay SUM. Saamiga tijaabada ee kansarka ilmogaleenka iyo guddi hoosaadyada oo muran ka taagan yahay.

Published: Feb. 22, 2019, 3:33 p.m.

40% ka mid ah haweenka Sweden ee uu ku dhaco cudurka kansarka ee gala dhuunta ilma galeenka ayaanan tegin saamiyada tijaabada "screening" iyo qodobo kale ayaan barnaamijka ku soo qaadanaynaa.

Mona Ismail Jama mona.ismail_jama@sverigesradio.se