Walaashey- Fu'aad Cumar iyo Farxiya Fiska

Published: Feb. 19, 2023, 7:56 p.m.

Waa Heestii Walaasheey ee ku luqeeyb jireen Fanaaniinta Fu'aad Cumar iyo Farxiya Fiska. Heesta waxaa lagu duubay walaalaha Sweden Studio waxaayna marka ka mid ahayd heesaha ugu dhageysiga badan Soomaalida.

Dhageyso idaacadda Ifiye Radio qeeybteeda 24/ saac oo ay toos uga socdaan heeso xiiso leh. la soo dag App keena oo aad ka heli karto Google Play ama naga dhageyso App ka
Simple Radio.