Waa Adeeca- Xariir Axmed

Published: May 23, 2022, 6:54 p.m.

Fanaanka Xariir Axmed wuxuu ka mid yahay fanaaniinta codka wanaagsan ee sanadihii danbe aadka u soo saarayay heeso aysan midba mida kale la liidan.
Waa heestii Adeeca loo bogay iyo Xariir