Nalka Maanka- Farxiya Fiski iyo Mubaarak

Published: July 29, 2022, 4:29 p.m.

Fanaanadda Farxiya Fiska iyo Seeygeeda Mubaarak ayaa kuwada luqeeya e heesta Nalka maanka ee ay wada duubeen kadib arooskooda.
Hambalyo ayaan leenahay Lamaanayaasha.