BARNAAMIJ GAAR AH- MAGAALADA BROOKS-ALBERTA

Published: April 23, 2020, 1:51 a.m.

b'Soomaalida aad u badan ayaa ku nool Magaaladda Brooks ee Alberta waxaa soo baxaya cabsi laga qabo in Magaaladaasi noqoto halka ugu badan ee Xanuunka COVID19 uu ku faafo.
Barnaamijkaan waxaan u qabanay Soomaalida halkaa degan.'